Ninkii Miinada Aasi jiray ee hadda waxbarashada bilaabay iyo Sababaha ku kalifay !

Xubno badan oo ka tirsanaa garabka hubaysan ee ururka Taliban ayaa haatan bilaabay inay dib ugu laabtaan dugsiyada waxbarashada, iyaga oo qaarkood ay si iskood ah u doorteen, halka qaar kalena ay ku amreen saraakiishoodu, inay iska xaadiriyaan goobaha waxbarashada. Gul Agha Jalali oo 23 jir ah, wuxuu ahaa xubin ka tirsan garabka hubaysan ee … Continue reading Ninkii Miinada Aasi jiray ee hadda waxbarashada bilaabay iyo Sababaha ku kalifay !